Search This Blog

Tuesday, June 17, 2008

QALOCOW OO WARQAD U SOO DIRAY BAHWEYNTA SPORTIGA

Nuur Maxamed Nuur "QalocowNuur Maxamed Nuur oo ay bahweynta ciyaaraha ugu yeraan Nuur Qalocow ayaa wuxuu ka tirsanaa kooxda Jeenyo iyo xulka qarnka kubadda cagta. Qalocow wuxuu ka mid ahaa cayaartooydii calanka Soomaaliya sida weyn u difaaci jirtay, isagoo lagu yaqiin inuu nafta dul dhigo markii uu xerto funaanadda qaranka.

Qalow wuxuu hada ku nool yahay magaalada Mukalla ee dalka Yemen, isagoo halkaasi si ba'an ugu dhibateeysan. Nuur Qalcow wuxuu warqad furan u soo qoray dhamaan bahweynta sportiga kuwii hore iyo kuwa cusubba, isago ka codsanaya iney gacan ka siiyaan noolol maalmeedkiisa oo ciriiri ku jira.

hala caawiyo Walaal Somaliyeed oo dhibaateysan.

Fadlan wixii kaalmo ah ee aad u heyso ugu hagaajin :
Nuur Maxamed Nuur DAHABSHIIL MUKALLA YEMENTel: 967-7335-35345


Koshin Ali Bupal.