Search This Blog

Tuesday, July 7, 2009

Dagaal aya dhex marey Xisbul Islaamka Xasan daahir Iyo Al Shabaab Dhinaca Af madow (Kismaayo)

Dagaalo dad ku dhinteen ayaa ka dhaxey Af madow Koonfurta Somalia, wuxuu u dhaxeeya Xisbul Islaamka Xasan Daahir iyo Al shabaab, dagaalkan ayaa salka ku haya muran mudo socey oo maamulka dhulkas ku saabsan, wxaa lagu xaliyay Xabad oo xisbul islaam waa la xasuuqey hubkiina waa laga qaatey.

Arinkan dhacey kama farxin Xasan Daahir iyo ragiisa Hawiyaha u badan, hal meel ku socda hal ula jeedana leh.

Sida dadka intooda badan aaminsan yihiin Alshabaab iyo Xasan Daahir isma keeni karan, laakin hada waa isku dan oo Shekh Shariif ayay u wada socdaan, laakin maxaa xiga,

Wa bilaahi towfiiq.

Mohamed Rashiid Xaji Macow
Banaadir Post.