Search This Blog

Thursday, July 2, 2009

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dilkii Burhan Hassan iyo Wiilashii Laga Xadey Waalidkood

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dilkii Burhan Hassan iyo Wiilashii Laga Xadey Waalidkood iyo Kuwa Hortaagan


U Istaag Xaquuqda Burhan Hassan iyo Ilmihii Soomaliyeed ee Habeen Madow Laga Xadey Hooyooyinkoodii Lasoo Qaxey Dibna Loogu Tuuray Dagaalkii Dilka Shacabka ee Soomaliya.

Ha maqnaan. Dhowr Magaca Soomaalida.

Ha Yeelin in Afka Lagu Qabto!


Goorma: Sabti July 4th 2009 (Independence Day)


Xaggee: Brian Cole Center


Saacadda 2.00pm (Bacda Duhur)


Please, Contact A Bihi 612 267-1016,

Mohamed 612 227-3801 or

Ahmed 952-994-0089