Search This Blog

Friday, March 27, 2009

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku laabtay, waxaa Xamar ka socda Dazgaal aad u xun

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib safarro uu ku soo kala bixiyay dalal dhowr ah oo ka tirsan Qaaradda Afrika, waxaana Magaalada ka socda dagaal faraha looga gubtey, wuxuuna dagaalkaas u dhaxeeyaa qolyihii gacan saarka la lahaa jirey SHeekha.

Shalay ayay ahayd markii uu halis galay wasiirkiisa arimaha gudaha qarax lala beegsadey, kuna waayay raga isga aad ugu dhow, waxaana soo gaarey dhaawac fudud wasiirka.