Search This Blog

Sunday, July 5, 2009

Sadexda Nin oo mas'uulka ka ah dhibka maanta ka jira Somalia(Moqdisho)







Ilaah ayaa mahad leh, xusuustana na siiyay,somaliyeey dib u xusuusta Xamar meesha xaalkeedu marayay maalmihii ragan ay faraha la galeen xaalka Somalia, dibna u celiyeen shaqadii hore loo wadey oo xiligan dhamaad noqon lahayd.

Waxa lagu xanta ama dadka qaar u yaqaaniin Dowlada Sheekh Shariif "Dowlada Walad Cabdala, ama Tan Jabuuti"..waa fidno Somali u timid, maxaa yeelay dagaalkan lagu hoobanyo oo Moqdisho ka socda.
Maxey tahay sababta ay u sameeyeen?
1- Walad Abdala lacag badan ayuu ku cuney ugana cuney UN-ka .
2-Nuur cade waa ninka iska leh daawooyinka Somalia la geeyo inta ugu badan, wuxuu kaloo leeyahay qeyba ama share-ka ugu weyn Isbitaal Kaysaneey,wuxuu weli wakiil ka yahay hay'adada maamuusha isbitaalada moqdisho.
3-Ahmed Abdi Salaan, waa ninka iska leh mashruuca Ambulance lagu geeyay Somalia, wa ninka ay u howl galaan dhamaantood, waana kuwa kaliya oo ku cusub dagaalada Somalia ka socda, waxaa maamule ka ah Axmed walaalkiis , waana ninka aad magaciisa maalin kasta ka maqashaan Idacaada Horn Afrik oo milki ahaan leeyahay Ina Abdi Salaan,waa yaab Somalia intee loo wadaa, dan nin leeyahay miyaa dal iyo dadka laga hormarinaa?
Somaliyeey nasiibkaaga ayaa xun, ilaahna waa ka caroodey maxaa yeelay maalin kasta wax xun ayaa ka dhaca, oo aan ilaah raali ka ahyn.
Isu soo noqo ilaah tuug, is cafi, danbi dhaaf weydiiso isaga ayaa Gafuur raxiim ah.
Banaadir Post
banaadirpost@gmail.com