
Ciidamada itoobiyaanka ah ayaa dhowr jeer oo hore u soo galay degaanka Kalabeyr ciidanka saaka soo galay degaanka Kalabeyr ayaa waxaa ay wataan baabuur dagaal oo lagu qiyaasay sidda laga soo xigtay dadka degan degaanka Jawiil Ciidanka Itoobiya ayaa waxaa ay ka soo baqooleen deegaanka Feer feer, ciidanka Itoobiyaanka ayaa waxaa ay fariisamo ka samay steen Isgoyska Kalabeyr.
War ma u hayaan kuwa Moqdisho ka sheegtey inay dowlad yihiin.maxey ka qaban karaan.
Banaadir Post
Banaadir Post