
Magaalada Beledweyne ayaa haatan waxa Gacanta si Buuxda ugu haya Xoogagga Al Shabaab Iyadoo Dariiqyada Magaaladaasna aad ku arkeyso Ciidamo ka tirsan Ururka Alshbab oo Gaafwareegaya.
Saraakiil ka tirsan Alshabaab ee ka howlgala Magaalada Beledweyne ayaa sheegay in Xaaladda Magaaladu ay ku soo laabatay sideedii hore isla markaana ay haatan Shacabka weli ka Magaalada maqan ugu baaqayaan in ay Guryahooda ku soo laabtaan.