Wararka laga helayo degmada Guriceel oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu gaaray shalay Gen. Maxamed Nuur Galaal iyo xubno ka tirsan Ururka Ahlu Sunna Wal-Jameeca, waxaana ay bilaabeen in ay kulamo la qaataan dad ka tirsan Beeshiisa gaarka ah.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in ujeedada Gen. Galaal ee Gobolada Dhexe in ay tahay sidii uu khibradiisa Milateri ugu biiran lahaa Ururka Ahlu Sunna oo dagaal xoogan kula jira Xarakada Al-Shabaab, taas macnaheedu yahay Gen galaal weli xiiso ayuu u qabaa inow cabo dhiiga dadka Somaliyeed.
Ahlu Suna ayaa la rumeysan yahay in ay marar baan qaaday dagaalo aysan guulo badan ka gaarin, kuwaas oo ay lagashay xarakada Al- Shabaab.
Galaal ayaa inta la ogyahay ka danbeeyay xasuuq wadareed mudo dheer ka socdey dhula koonfureed ee Somalia.
Search This Blog
Thursday, February 4, 2010
Wednesday, January 27, 2010
Ururka Xarakada Alshabaab oo Maanta shaaca ka qaaday inay Qabteen Hub Dowlada KMG Soomaaliya u dirtay Degmada Ceeldheer.
Afhayeenka Xarakatu shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali dheere) ayaa Maanta saxafiyiinta u sheegay inay ciidamadoodu qabteen hub saarnaa Dooman oo ay Dowlada KMG Soomaaliya u dirtay Gobolada Dhexe gaar ahaan Degamda Ceel dheer.
Waxaa uu intaasi ku daray Sheekh Cali Dheere in qorshaha hubkaasi lagu soo saaray Doomanka ay soo abaabushay Dowlada KMG Soomaaliya islamarkaana loo soo dhiibay calooshood u shaqeystayaal kuwaasoo sida uu sheegay la dilay.
"Mujaahidiinta waxaa u suurtagashay inay laayaan calooshood u shaqeystayaashii loo soo dhiibay hubkaasi,waana la soconaa waxay u wadeen degmada Ceeldheer Gobolka Galgaduu" ayuu yiri Sheekh Cali dheere
Degmada ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka jira Maamul taageersan Urur Diimeedka Ahlu suna oo gacan saar la leh ahlus una Wal jameecah.
Dhanka kale ma jiro dhanka Dowlada wax mas'uul ah oo aritaani ka jawaabay,oo ama beeninaya ama qiranaya arka shabaabka ka soo baxay inkastoo saacadaha soo socda laga yaabo inay ka hadlaan saraakiisha Dowlada KMG Soomaaliya warkaani ka soo baxaya Xarakada Al-Shabaab.
allburtinle.com
Xafiiska Warara Muqdisho
C/fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe)

Ururka Alshabaab oo Maanta Maamul cusub u sameeyay Degmada Galhareeri
Galhareeri :-Walaayada Xarakada Alshabaab ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta Maamul cusub u magacaabay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud. Sidoo kale waxaa loo dhiibay Madaxa Dacwada Degmadaasi Warsame Maxamed,sidoo kale Taliyaha Ciidamada ayaa isna loo magacaabay Macalin Bashiir Macalin Cali.
Sheekh Kaba ku tukade oo waaliga Walaayada Gobolka Galgaduud ee Xarakada Alshabaab ayaa magacaabista kadib waxaa kula dardaarmay mas'uuliyiintii la magacaabay inay Mas'uuliyada loo dhiibay ay si fiican u gutaan,sidoo kale waxaa uu ugu baaqay dadka ku dhaqan Degmada Galhareeri inay la shaqeeyaan maamulka cusub ee Degmadaasi loo magacaabay
Munaasabadii Lagu magacaabayay Maamulkaasi cusub waxaa goob joog ka ahaa oo ka soo qeybgalay Madaxa Siyaasada iyo xiriirka Gobolada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Xuseen Cali Fiidow
Si kastaba Maamul sameyntaan ayaa daba socota Maamul Guud oo Gobolkaasi Galgaduud yeesho oo dhawaan Madaxda sar sare ee Xarakada ay kaga dhawaaqeen Gobolkaasi xili intiisa badan Gobolka Galgaduud ay maamulaan Culumada Ahlu suna.
Galhareeri-Galgaduud
Tuesday, January 26, 2010
Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta oo aan ku qancin kala dirista…suragalse ma tahay in ay u baxsadaan dhanka Kooxaha islaamiyiinta oo markii hore ka soo farcameen {Warbixin xog uruursi leh}.
Kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa shaaca looga qaaday Ciidanka Daraawiishta in la kala diray maadaama dasturka federaalka KMG ay ku qoran tahay Ciidamada Booliska iyo kuwa Militariga oo kaliya, sidaas awgeedna waxaa meesha ka baxay Ciidanka Daraawiishta, kuwaas oo badnaa Ciican beeleed,kana yimid Midowgii Maxkamadaha dhinaca Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdulqaadir Ali Omar iyo Cabdiraxiim Ciise Cadow.
Madaxda Ciidamada Daraawiishta ayaan ahayn rag soo maray Malateri iyo Boolis intaba, sidaas daradeed markii lagu biiro ciidan run ah noqonaya waxa loo yaqaan "Dable"
Xog uruursi aan samaynay ayaa waxaa noo soo baxday in rag badan oo ka tirsanaa Daraawiishta hadalkaasi ku farxi waayeen kuna qanci waayeen kala diristii, ayaa waxay bilaabeen in ay xariiro la sameeyaan saraakiisha Mucaaradka ee jooga dhanka deegaanada islaamiyiinta maamusho si ay isugu dayaan in ay la goostaan Hub iyo Gawaari oo dowladda KMG leedahay.
Ugu danbeyntii kala dirista daraawiishta waxay saraakiisha ku abuuraysaa niyad jab xoogan oo keeni karta in ay u goostaan dhanka kooxaha mucaaradka maadaama ay waligood qabeen figrad ka duwan mida Booliska iyo Militariga waxaana lagu xantaa in ay ku danbeeyaan dhaqamadii iyo faracii Maxaakiimta ay ka yimaadeen, waana sababta dhalisay in la kala diro.
Waxaa arinkan kala darista ah Sheekh Shariif ku qasbay walad Cabdala , AMISOM iyo Ciidamada Booliska iyo Malateriga oo la shaqeyn waayay ragan hubeysan, una howgala sidii ciidan Beeleed..
Banaadir post

Monday, January 25, 2010
Real reason why Somalis are targeted in arrests
The riots and destruction of private property that occurred 10 days ago around Jamia mosque in Nairobi must be condemned. It was a shameful event with many losers and no winner. The Muslims that triggered the initial demonstration were wrong. Their activities must be condemned in the strongest terms possible.
But it seems the dreary response by the government in stopping the destruction of private property was deliberate. The involvement of some civilians in quelling the demonstration is most alarming. What was the real complaint of the Muslim demonstrators? Wasn’t it a senseless and unnecessary demonstration?
How can some fringe members of the Muslim community be aggrieved by the arrest of a Jamaican national, Sheik al-Faisal? We must never lose sight of the fact that al-Faisal is a hate monger with a criminal conviction. His continued stay, as we saw, is most undesirable. What he intended to preach, if given an opportunity, is anybody’s guess.
Al Faisal is not even an Islamic scholar, no matter how liberal we construe the term. He is a rabble rouser who cut his teeth on the radical fringes of the Muslim community in Britain. The demonstration organised by fringes of the Muslim community was a most unfortunate one, devoid of a cause.
The plight of the Jamaican was highlighted by Al Amin Kimathi, the leader of the organisation called Muslim for Human Rights. He fights endless legal battles with the government in and outside the courts. None of his cases have been heard on the merits. He twice organised demonstrations over the Jamaican preacher’s fate. The first was peaceful.
The second was ugly and bloody. Was he right? He was wrong on both occasions. Was he entitled in law to demonstrate? He was absolutely within his legal rights to demonstrate. To internalise democracy, we must allow Kenyans the right to demonstrate peacefully. Al Amin and his rowdy gang ought to have been allowed to demonstrate under police supervision.
What was the government’s fear, especially since the first demonstration went on peacefully? Prior to the reforms introduced in 1997 through the IPPG, demonstrations were tightly regulated and almost impossible under the Kanu regime. After 1997, the Public Order Act was repealed.
For one to demonstrate, a mere notice to the police officer in charge of the nearest police station is all that was required. This notice doesn’t mean that the police officer sets in judgment or has discretion on whether or not to allow the demonstration. The government went into full swing after the riots.
As expected it zeroed in on Eastleigh and a number of neighbourhoods predominantly inhabited by the Somali community. The announced aim was to arrest and repatriate all foreigners who are in the country illegally. That is a laudable intention and many Kenyans are with the government on this.
In light of the threat posed by terrorist organisations, the government must be supported in this endeavour. But the reason the government is arresting every Somali on the streets of these neighbourhoods is different. It all goes back to the edict issued by the Permanent Secretary in the Office of the President to conduct an audit of property in Nairobi.
I am not privy to the intelligence that informs a new policy being implemented by the Office of the President. It is an open secret that certain sections of government are uncomfortable with the reported ‘‘explosion’’ of population numbers in Northern Kenya as enumerated in the census of last year. The Jamia Mosque fiasco brought to the surface the shameful ethnicity in the security apparatus of the State.
When one saw the TV footage in the evening news showing MPs from Northern Kenya meeting the minister in charge of security, his permanent secretary, the police commissioner, the AP commandant and the director-general of the National Security Intelligence Service (NSIS), one saw something resembling a meeting of two warring tribes.
One armed and in control of the apparatus of the State, the other unarmed. This mono-ethnic monopoly of State security institutions presents the greatest threat to the national security of the country, the phobia of Somalis by the Office of the President notwithstanding.
The MPs, while opposed to the Jamia demonstration, were nonetheless also unhappy with the slow response of the police and the alarming presence of vigilantes who supported the police. Involvement of civilians in quelling the Muslim demonstration also raises questions: Was it planned by government? If so, then this is a most menacing signal to Kenyans of a new weapon in government’s arsenal.
Ahmednasir Abdullahi is a former chairman of the Law Society of Kenya: ahmednasir@ahmedabdi.com
Banaadir Post
banaadirpost@gmail.com

Wiilka Soomaaliyeed oo mar kale Man City u saftay FA Cup
LONDON, CIYAARO-Ciyaar aad u wanaagsan oo galabta si toos ah looga daawanayay Televisionada caalamka oo dhan iyo dalka Ingiriiska oo ay dhaxmareysay kooxaha kale ah Manchester City iyo Scunthorpe koobka FA dalkaan ayaa waxaa markii ugu horeysay galabta lagu dhax arkay Wiil Soomaaliyeed oo la yiraahdo Abdi Salaan Ibraahim Cadaay, kazoo watey funaanada lambarkeedu yahay 48 islamarkaana ka mid ahaa ciyaartooyda kooxda Man City.Kooxda Man City oo ah koox weyn islamarkaana ay u dheelaan laacibiin heer Qaran ah ayaa waxaa leh hantiile Carab, ka mid noqoshada kooxdatan iyo inaa hadane noqoto 11 ciyaaryahan ee lagu bilaabayo ciyaarta ayaa ah wax aan sahlanayn, marka aad milicsato heerka kooxda ka joogto horyaalka dalka Ingiriiska oo aan oran kara mid ka mid ah horyaalada caalamka ugu xiisaha badan.
Cabdi Salaan Ibraahim Caddaay ayaa noqonaya Soomaaligii ugu horeeyay ee ka ciyaara dalkan iyo koobka FA oo ah koobabka caalamka ugu faacaweyn islamarkaana ugu caansan.
Run ahaantii magaalada London bahda isboortiga oo meelo kale duwan ka joogay magaalada ayaa dhamaantood ila soo xariirey islamarkaana aad ugu faraxsan inay arkaan wiil Soomaaliyeed oo garoonka ka dhaxmuuqda, iyadoo wariyaha ciyaarta sheegayay uu xusay inuu yahay Ciyaaryahan ku dhashay dalka Soomaaliya ciyaaryahan C/salaam Yare.
C/salaam oo numberka 48 xirta ee kooxda MAN CITY iyo Ayub Da’ud oo xirta isna number 47 ee kooxda Juventus ayaa waxaa oran karaa kuwo u noqon kara tusaale ay kaga daydaan(Rol Model ) dhalinyrada Soomaaliyeed.
Kooxda Man City ayaa kooxda Scunthorpe ayaa waxay ciyaartii ku soo dhamaatey in kooxda Ibrahim ay ku badiso 4 goal halka kooxda kalane ay keentey 2 goal,
Markii ciyaarta dhamaatey ayaa waxaa wareysi bixiyay macalinka kooxda Man City Roberto Mancini oo u dhashay dalka Talyaaniga, muxuu ka yiri ciyaarta iyo ciyaartooyda cusub ee kooxdiisa (sii aqri xaga hoose).
Waxaa la sadaalinayaa mustaqbalka dhaw in Soomaali badan lagu arki doono garoomada waawayn iyo kooxaha ka dheela madaama ay u soo gudbeen ciyaartooy da’yar Soomaaliyeed heerka kowaad ee kooxaha wiilashan halka waalidiinta Soomaaliyeedna looga fadhiyo inay caruurtooda gacan ku siiyaan sidii ay ku gaari lahaayeen heerar sar sare, bahda isboortiga iyo waalidiinta da’yarta Soomaaliyeed ee ku nool dalalkaan waxaan jeclaan lahaa ku arko iyagoo xiran lambarada 48 iyo 47 oo ay ku qoran yihiin Ibrahim iyo Ayub si dhiirigalin ugu noqoto laacibiintaan cusub anagana ay noogu noqoto wax aan ku faano oo aan ku dhiirigalino waayo waxaan arkaa Soomaali badan oo ku dalkaan oo xiran maaliyado kale duwan oo hadane ku qoran yihiin laacibiin aan Soomaali ahaan, kuwaasoo qaarkood Afrikaan yihiin, marka maanta wixii ka dambeeyo balanteenu ha noqoto inaa xirano Lambarka iyo magaca wiilasha Soomaaliyeed waayo sida runtii ah magacii Soomaaliyeed ayay kor u qaadayaan anagana iyaga kor u qaadaynaa si aan bulshada aan la joogno u tusno inaan leenahay ciyaaryahano magac leh oo ka dheela Horyaalada caalamka ugu adag sida dalkaan England iyo Italy.
Waxaan leenahay hambalyo iyo guul wacan insha Allah, waxaana ka filaynaynaa hadii ay meel fiican sii garaan inay Isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaan kubadda cagta dalkeena gacan weyn siin doonaan mustaqbalka sida ay yeleeyeen ciyaarayahanada kale .
W/D:YUSUF YUSUF
Sports editor of SSPAMEDIA
mrsomalia@hotmail.com
London
Subscribe to:
Posts (Atom)