Search This Blog
Sunday, September 13, 2009
Aktarada Caanka ah ee Angelina Jolie oo booqatay xerada qaxootiga soomalida ee Dhadhaab (Daawo Sawirada
Aktarada caanka ah ee Angelina Jolie ayaa maanta booqatay xerada qaxootiga ugu weyn caalamka ee dhadhaab ee dalka Kenya halkaasoo ay ku jiraan qaxooti soomaaliyeed oo aad u tiro badan kuwasoo ka soo barakacay gudaha dalka Soomaliya intii ay socdeen dagaaladii mudada 2ka sanno aheyd.
Angelina Jolie oo wakiil u ah hay'ada qaxootiga ee qaramada midoobay UNHCR ayaa waxa ay u kuur galeysay xaalada nolosha qaxootiga soomaliyeed ee halkaasi ku nool siiba caruurta iyo haweenka kuwasoo ay ka muuqdeen diif aad u daran.
Iyadoo hadleysay intii ay joogtay xerada qaxootiga ee dhadhaab ayaa waxa ay tiri Angelina Jolie " hadii sidaan ay xal u tahay dadkaan dhibaateysan ka warama sidee bey yihiin xaalka dadka ku haray soomaliya ee dagaalada ku dhex jira" waxaana ay tilmaantay in waxa ay haatan filan karto ay tahay in xaalka uu ka sii darro madaama dagaaladu ay weli socdaan.
Xerada dhadhaab oo markeedii hore loo sameeyay inay ku xeroon karaa ilaa sagaashan kun oo ruux (90,00) ayaa haatan waxaa ku jira labo boqol sideetan iyo shan kun oo ruux (285,000) iyadoo weliba sida UNHCR ay sheegtay ay bil walba soo gaaran tiro kumanaan ah taasoo xaalada ka sii dari karta.
Waxa ay sidoo kale Angelina Jolie ka deyrisay xaalada nolosha dadka qaxootiga oo ay sheegtay in suuliyadii ay noqdeen kuwa buux dhaafay oo meelaha ay wasaqdu daadaneyso islamarkaana dadka qaarkiisa ay ku nool yihiin meelo qashinka lagu shubo tasoo ah xaalad bani'aadanimo oo aad u xun.
Angelina Jolie oo xogwareysaneysa caruurta soomalida ee ku nool xerada qaxootiga ee dhadhaab.
Angelina Jolie ayaa kualn ay la qaadatay wakiilak UNHCR ee dalka Kenya Liz Ahua markii booqahadeeda dhameysay ka dib ayaa waxa ay ka dalabtay in dowlada Kenya ay ka caawiso barnaamijoooda gar gaarka ah inay siiyaan dhul balaaran si loo sii balaariyo xerada dhabdhaab madaama dad kale la filan karo inay soo gaaran xerada islamarkaana dadku isku dul nool yahay.
Saed Mohamed Ali
saedmohamed1@hotmail.com
Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo toogasho ku dilay tiro Geel ah
Ciidamada Amisom ee ku sugan nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa toogtay tiro geel ah oo marayay meel u dhow garoonka Diyaaradaha.
Ciidamada Amisom ayaa la sheegay in ay rasaas tiro badan ku fureen Geelaas iyadoo sababta ay rasaasta ugu fureenna lagu sheegay in ay ka shakiyeen in loogu soo dhex dhuunto Geela, kaddibna waxyeello la gaarsiiyo.
Wararku waxay intaas ku darayaan in Ciidamada Geelaas dhameeyay ay yihiin kuwo cusub oo dhawaan lagu soo bedelay ciidamadii Uganda horay uga joogay Magaalada Muqdisho.
Waxaa haatan socda wada hadallo seddex geesood ah oo u dhaxeeya Saraakiil ka socota Ciidamada Amisom, Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatadii lahayd Geelahas. Geela la dhameeyay ayaa wuxuu ka mid ahaa midka ganacsi ahaanta loo keeno Magaalada Muqdisho ee lagu gowraco Kawaannada, kaddibna ay hilibkiisa dadka ka manaafacaadsadaan.
Ciidamada Uganda ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay yihiin kuwo cusub oo gaaraya ilaa seddex battalion, waxayna bedeleen seddex battalion oo horay u joogay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo dhawaan dib loogu celiyay Dalka Uganda.
Sidaas darteedna Ciidamadii horay u joogay magaalada Muqdisho ayaa waxay ahaayeen kuwo kala bartay dadka iyo weliba xaaladda magaalada Muqdisho, halka kuwan cusub ay yihiin kuwo aan weli kala baran Muqdisho iyo Xaaladaheeda.
Ismaandhaafaan Ka Dhex Alloosan Madaxweynaha Dawlada Midnimo Qaran Iyo Ra’iisal Wasaarihiisa

waxaa la xaqiijinayaa inay soo ifbaxeen ismaandhaaf soo kala dhex galay Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo ra’isal wasaarihiisa Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaanu ismaandhaafkoodani salka ku hayaa qodobo ay ka mid ahaayeen heshiiskii ay dhawaan dawlada midnimo qaran iyo maamulka Puntland ay ku kala saxeexdeen magaalada Gaalkacayo.
Ismaandhaafkani wuxuu mar keliya soo shaac baxay markii ay uu sheekh Shariif heshiis dhinaca la dagaalanka budhcad badeedka la soo galay dawlada Jabuuti oo iyada uu damac weyni ka galay mashruucaasi.
Waxaana ismaandhaafkan si weyn lug ugu leh wasiirka maalliyada ee dawlada sheekh shariif iyo Prof. C/raxmaan xaaji aadan Ibbi oo isna ah R/wasaare ku xigeen,oo iyagu ah shakhsiyaad si gaar ah uga soo horjeeda heshiiskii Gaalkacayo.
Sida lagu soo waramayo wuxuu murankani maraya meel aad u xaasaasi ah, oo uu mid waliba ku adkaysanayo inay tiisu meel marto, balse kooxaha la safan sheekh shariif waxaanay soo bandhigeen qorshe ah in dibada loo tuuro Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, si markaasi uu ugu meel maro heshiiskii gacan dhaafka ahaa ee dawlada Ismaaciil Cumar Geelle uu la soo galay Sheekh shariif.
Dadweyne taageersan Siilaanyo oo Banaanbax ka dhigay saaka Magaalada Burco.
Waxaa saaka ka dhacay Isku soo bax balaadhan magaalada Burco,dad weyne taageersan Siilaanyo ayaa lagu arkay saaka wadooyinka magaalada , dadweynaha banaanbax dhigayey ayaa waxaa ay socod ku mareen wadooyinka Burco , waxaana xusud mudan in ciidanka Booliska aysan wax hor istag ah ku samayn dadweynaha banaanbax dhigayey.
Banaanbaxa ay dhigayeen dadweynaha ayaa waxaa uu saaka bilowday 8 subax nimo waxaan uu soo gabagaboobay 11:00 subaxnimo isagoo ku soo dhamaaday qas iyo jah wareer markii Siilaanyo oo lagu soo xidhiidhiyey khadka taleefoonka sheegay in uu taageerayaashiisa ugu bogaadinayo halganka ay wadaan , Siilaanyo Ayaa sheegay "marna in aanu filayn in marka kale dhiig loo daadsho somaliland laakiin laga kasbaday dalka in faqashta laga saaro ay tahay" .
Salaadiin ,Waxgarad iyo Aqoonyahayno ayaa ugu baaqay shacabka reer burco in ay ilaaliyaan nabadgelyada ,aragtidooduna ay ku muujiyaan si nabadgelyo ah, codsiga Salaadiinta ayaa ku soo beegmay xili maalintii shalay uu ka dhacay magaalada Hargeysa banaanbax wata rabshado oo uu ka dhashay khasaaro iskugu jrta dhimashao iyo dhaawac.
Jidbaale.com@gmail.com
Monday, September 7, 2009
Aweys: No Price is too High for 'Liberty'
The leader of a Somali rebel group on Saturday said his militia will continue to fight the Somali government and the African Union peacekeepers no matter how high the civilian casualty reaches. Sheikh Hassan Dahir Aweys, the hard-line leader of the Islamist group Hizbul-Islam, said his fighters will use all forms of resistance, including suicide attacks against his enemy.
In an exclusive and wide-ranging interview with the VOA, Aweys, who’s on the US and UN list of terrorist associates, also discussed the daring escape of a Frenchman held by his group, the often rocky relationship between his group and its main rival Al-Shabaab, and the suffering of the civilian population as a result of the continued fighting in and around Mogadishu.
“It’s true that the oppressed one sustains the brunt of the damage,” he stated. “But the oppressed should not allow the enemy to settle on its land---at any cost.”
Aweys is widely credited to galvanizing and uniting a timid Islamist opposition. More than 2,000 people, mostly civilians, were killed in Mogadishu since he returned from his exile in Eritrea in early May. Some 10,000 were also injured and more than half a million people fled their homes.
Despite the magnitude of the suffering, Aweys defiantly said: “No price is too high to pay for the sake of liberty.” He also ruled out of rumored secret talks between him and President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, a formr ally.
“That’s what the enemy would like to hear,” he said in a sarcastic tone.
War tactics
brunt of the civilian casualty stems from mortar shelling by the Islamist opposition and counter shelling by the African Union peacekeepers, known as AMISOMThe . Human rights groups critcized Hizbul-Islam and other rebel groups of routinely firing mortars from within the civilian population, provoking a response from AMISOM.
Aweys, a former army colonel, defended this tactic.
“The Mujahid [holy warrior] is like a fish,” he said. “The population is his water…that’s the nature of resistances. The population provides a shield. The resistance is partof the population.”
French hostages
One of two French military advisors who were kidnapped on July 14 by militia linked to Hizbul-Islam escaped on August 26. Marc Aubriere, 40, said he sneaked out of his captors in a daring and dramatic escape.
Many Somalis believe that an unknown sum of cash was exchanged. In a noticeably demurred tone, Aweys declined to comment on the circumstances that led to Aubriere’s escape. Asked about the whereabouts of the second man, Aweys remarked in a thinly veiled reference to the rival group Al-Shabaab:
“He’ll talk for himself, or his captors will talk about it.”
Still, Aweys admitted of having differences with Al-Shabaab with respect to administration, but he praised the group as standard bearers for the “holy war against a common enemy.”
Suicide attacks
Unlike Al-Shabaab, Hizbul-Islam has not carried out a known suicide attack against the Somali government or AMISOM forces. Still, Aweys strongly defended the use of suicide attacks as a crucial part of a struggle against his enemy.
“An occupied, weak nation defends itself with whatever is in its disposal,” he said. In fact, he said, suicide attacks are global and effective. He cited Pearl Harbor as a glaring example.
What’s next for Aweys?
Aweys, believed to be his late 60s, is a career fighter. As a senior officer in the once powerful Somali army, Aweys participated in the border wars with Ethiopia in the 70s. But since the civil war in Somalia in 1991, he led Somalia’s best known militant Islamist group: Al-Itihad al-Islami. This group, branded by the US as terrorist organization, has a bloody history
spanning over a decade of conflicts in many parts of Somalia.
Asked if it he would consider reversing the course and giving the peace a chance, Aweys quipped: “The celebrated heroes of the world are career fighters.” Among others, he cited George Washington and Winston Churchill.
The enemy, he said, wants to destroy potential heroes,

Xafadaha Moqdisho Qaar oo an Caawa laga tukan Taraawix

Waxa goor dhoweyd ka bilowday magaalada Muqdisho dagaal aad u culus kaasi oo u dhaxeeya Ciidanka Amisom iyo kooxaha ka soo horjeeda.
Dagaalkan ayaa ka bilowday Wadada Makka Almukarama ilaa nawaaxiga KM-4 waxana la wada is ticmaalayay hubka noocyadiisa kala duwan, iyada oo dadku magaaladu aay ku afurayaan Dhawaaqa rasaasta Iyo madaafiic is daba socota.
Dagaalka ayaa la sheegay inu bilowday kadib markii kooxaha Dowlada ka soo horjeeda ay weerar ku soo qadeen Saldhigyada Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada ay ku leeyihiin Xafada Hodan iyo jidka dheer ee aada Dabka,, qadar kadibna wuxuu isu badalay mid aad u culus oo wata Madaaficda Altaleeriga.
Dagaalkii galabta biloowday ayaa soo gaaray ilaa iyo cawa xiligii Salaada Cishaha, wkhtigaaso ay dadka saa'iminta ah aadi jireen Saalada Taraawixda, dhamaan xaafadihii ka agdhawaa goobahii la isku fara saaray ayaysan caawa u suuroobin in dadweyne badni ka cibaado tagaan, ayagoona ka baqanayay in jidka dagaalo ku qabsadan amabse ay xabad wiifta ahi leefto, maadama ay kooxhi is hardiyaya galabatay isu muuqdeen oo ay dhufeyesyo isgu jireen, tasoo suurta gal ka dhigi karta in marlabaad la isu qalab qaato, halka xaafadaha qaarna ayba dadkii xayireen Madaaficda loo yaqaan Altaleeriga oo si ba'an ugusoo dhacayay goobaha dadka rayidka ah dagan yihiin, waxyan ku beertay dadweynihii cabsi xoog leh. kadib marki qoys gurigooda ku sugnaa u madfac haleelay kuna geeriyooden goobti.
tairda saxda ah ee ku waxyeeloowday Dagaalak galabtay ilaa iyo caawa socday lama hayo, balse goobaha caafimadka ayaa lagasoo sheegayaa in la geeyay tiro dad ah oo u soo gaaray dhawaacyo kala duwan, kuwasoo lagu sheegay ilaa iyo 19-ruux, halka dhimashada rayidkana lagu sheegay 7-qofood, dhinacyada is haya lama hayo khasaarahooda sida caadada ah.

Banaadir Post
Subscribe to:
Posts (Atom)