Banaadir Post.

"Run sheeg waa Rabbi ka cabsi,,

Sunday, April 11, 2010

Beesha Habargidir oo si gaar ah ugu gacan haatinaysa Shariifka iyo Beelaha Hooga iyo Halaaga ee Hiraab oo Muqdisho Shirar ku leh (Warbixin dhinacyo badan taabanaysa).

›
Maalmahan Magaalada Muqdisho waxaa ka jira kullmo ay yeelanayaan Beesha Habargidir taasi oo ay ku muujinayaan Taageero Heer Caalami ah oo ay...
Thursday, April 8, 2010

AFHAYEENKA KOOXDA AHLUSUNNA OO HANJABAAD U JEEDIYEY IDAACADAHA MUQDISHO QAARKOOD OO UU KU SHEEGAY IN AY BUUNBUUNIYAAN ALSHABAAB!!.

›
Afhayeenka Kooxda la magac baxday Ahlsunna C/laahi C/raxmaan Abuuyuusuf Alqaadi ayaa u Hanjabay Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho Sheegayn...

DHUUSAMAREEB IYO GURICEEL OO AY KA JIRTO ABAABUL DAGAAL KII UGU CUSLAA IYO ALSHABAAB OO XISBUL-ISLAAM KAASHANAYA OO KU SII SIQAYA!!.

›
Xaaladda Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa aad looga soo deyrinayaa iyadoo haatan ay halkaasi ka jirto Abaabullo Dagaal kuwii ugu...

Ciidamo taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo la wareegay hubkiina ka dhigay ilaalada xafiiskii QM ay ku laheyd degmada Waajid ee gobolka bakool

›
Xoogag taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa saaka la wareegay xafiiskii Qaramada Midoobay ee degmada Waajid ee gobolka Bakool s...
Thursday, March 25, 2010

›
Wednesday, March 24, 2010

WASIIRO MISE MUQALASIIN By:-Cali Muxiyaddiin Cali

›
Ma ahan wax lala yaabo oo shacabka Soomaaliyeed ay maqlaan, masuq maasuq lagu sameeyo hanti dadweyne ama mid Dowladeed oo ay diba mariyeen M...
›
Home
View web version
Powered by Blogger.